Chelsea oo 1-0 ku suuldaartay Apoel Nicosia (Daawo sawirada)
Posted at: 10/1/2009 12:40:00
Kooxda Chelsea ayaa gool iyo waxba ku suuldaartay kooxda Apoel Nicosia oo ay isku arkeen tartanka koobka horyalada qaaradda yurub ee ka socnaya xilligan garoomada kala duwan ee qaadasaasi Yurub.

Apoel Nicosia fans

Ciyaartaasi oo ka dhacysay guriga kooxda Apoel Nicosia ayaa waxaa ka soo qayb galay taageerayaasha labada kooxood kuwaas oo u sacaba tumayey ciyaarta si ay u dhiiri geliyaan ciyaaryahanada kooxda ay taageeraha u yihiin.

Nicolas Anelka is congratulated by team-mates after scoring

Daqiiqadii 18aad ee ciyaarta qaybteedii hore ayaa Anelka gool ka dhaliyey Apoel Nicosia waxana lagu kala nastay qaybtii hore ee ciyaartaasi Chelsea 1-0 Apoel Nicosia.

Ashley Cole (left) and Nectarios Alexandrou

Qabtii dambe ee ciyaarta labada kooxood midna gool kama dhalin kooxda kale waxana ay ku kala baxeen gool iyo waxba ay guushu ku raacday Chelsea.

Carlo Ancelotti

Deco (left) and Helio Pinto

Frank Lampard

Max'ed Xasan Afrax (Jala)
Mr.jala@hotmail.com

 

Somalikudhan sports page
info@somalikudhan.com



User Comments

Post Your Comments
All comments are from visitors, not from Somalikudhan.com

Name: (Required)

Email: (Required)

Comments: (Required)

Warar Kale
Maqaallada
Arimaha Diinta
Ganacsiga
Cayaaraha
Caafimaadka
Copyright (c) 2009 - Somalikudhan.com