Kuuriya: Baarlamaanka dalka Koofuta Kooreeya oo cod aqlabiyad ah ku aqbaley heshiis ganacsi ee uu dalkaas la yeeshey dalka Hinidiya
Posted at: 11/6/2009 5:52:00 A
Maanta oo Jimce ah ayaa waxaa cod aqlabiyad ah uu Baarlamaanka wadanka Koonfuta Kuuriya waxa uu ugu codeeyey heshiiskii ay Kuuriya la gashey dalka Hindiya.

Heshiiskaa oo ah mid gacansi oo xor ah oo marka lasoo gaabiyo loo yaqaan (CEPA), iyadoo looga gol leeyahay in la canshuur dhaafo waxyaabaha ay kamid yihiin Qalabka dayactirka Baabuurta iyo qalabka korontada ku shaqeeya si kor loogu qaado dhaqaalaha labada dal.

 
Waxa ogolaatey 192 iyadoo aysan dhicin diidmo, iyado la filayo in uu dhaqan galo heshiikaan Janaayo sanadka soo socda.
 
Ismail Warsame Ali (Kudhan)
Barnaamijka Ganacsiga www.somalikudhan.com news page.
Nairobi Kenya.


User Comments

Post Your Comments
All comments are from visitors, not from Somalikudhan.com

Name: (Required)

Email: (Required)

Comments: (Required)

Warar Kale
Maqaallada
Arimaha Diinta
Ganacsiga
Cayaaraha
Caafimaadka
Copyright (c) 2009 - Somalikudhan.com