"Isma Dhaanto"Gabay Cusub oo uu alifey Abwaan Axmed Abshir Dhoore (Axmed Daljir)
Posted at: 8/25/2009 4:33:00 A
dhada gabay abwaan waadhaxloo dheefsadaan ahaye madhantaalo maasada iqyaar dheehabaan ahaye nindhedhemiyey muuqeed ilmadu weeykasoodhiciye suugaandhinac ubadan iyo necbaa dhuxula naareede haldhuuxo dhigeeyoow waxbaa dhibay nafteeydiiye
hanaloodhameeystiro ninkeey dhibi oraahdeeydu
dhameeysmaaha uunkuyehadaan yare dhaliilyeesho
sodonsano madhaafine halkii dhiriqle iisheega
manadheelin doonoo murtida weeyska dhiciyaahe
baldhegeeysta nin dhaxaltooyadiis dhicisay waa ceebe

dhulkeeygoow salaansoodhaxdoo badaha soodhaftay
oodheemaniyo luul sidood ila dhalaaleeysa
misna dheeha bulugiyo cadaan calanka dhuuxiisle
ayaandhiib isiri eegudoon dhaawacbatahaye

quluubdhimatay iyo dhega xirmoo waano laga dhoowray
 ayaakaadhasheesamir adoon dhoohanbaanahaye
dhalaankii waxkuuqabanlahaa maalinbuu dhalane
dhoowr odayo dhaqanbaa hadeer dhaanto kuuwada e

dhooqoiney majahakuugelshaan kama dhamaadaane
hoowl dhicisa hadalinadhiboo dhuunilaguqaato
ayaa lagadhaxlaa igawaloon nabadka dhoowreeyne
hayeeshee dhankade iyo walaal dhiiglebaajira e
hadhibtoon dhulkeeygoow ragkugu dhaarta baanahaye

qarandhacay colaad aandhamaan maarisdaba dhaafta
iyodhiig sokeeyoolaqubay dhaawac iyo meeydle
doowlad dhexe dhaliilaye dadyoow qeeyr malaga dheefay
qabiildhicisa uunbaa dhashee nabadmiyaan dhuuxnay
hogaanwaliba maalinbuudhashaa wana dhacayaaye
duqa dhaafa yaayiri inaan dhagarno mooyaane

dhiigyocabyo aandhoorso garan soowmanagu dheelin 
dhinbil wada tareesaa qasnado booshkalagudhoobay
dhulka iyo cirkiibeeys qabsaday dhara racdoodiiye
dharkeeydhigatay ooxaajadii dhega xanuun reebtay

dhibkadaashey soomaaliyeey manadhaqmeeysaane
ceeyr soodheceeysaad duun gacanudhiibtaane
dhulkiiyaadhisaa waayadaan labadhaqaaqeeyne
dhoofnay eemiyaa laga dhanyahay dhaxal absoowmaahan 
soowinlaga dhacsado kuma wacneeyn cadawga loodhiibey

nindhintiyo nindhaanteeyeyoon dhariyo biil heeysan 
misna ubad dhalaa nagujiroon cidudhaqaaleeyne
dadnadhalay walaalo isudhaxay dhiig dadwadasheegta
oohooyo dhamay caaneheed klama dhuuntaane
miyaandhega jignaa waayadaan ehel ladhoowreeyne

tobandhalasho iyo qoom haduu dhaqan walaaleeyo 
dhanka aabe dhiig kaaga yimid waalid dhiniciisa
amahooyo ubad eydhashood dhaxalka siineeysid
ama dhiiga xidid oonaflaha lagu dhaqaaleeyo
balyaa kuudhow ooyaase dheer dhinac walboor eegto

dhalhabaar inaan wada nahoon ehel ladhoowreeynin
abtidhacan adeerooladhibo xididkudheel dheelka
waxaalaga dhaxlaa soowma ogid dhuxulo naareede
islaan dhaba kitaab kaladhacshaa eebeheen dhigaye
eehadaan ilaah loodhowaan dhaqan miyaa toosi

taangidhinaca biiem soodhocoon dhaaf kan garaneeynin
aartifeeyfyo dheereeya oo dhaca sidii roobka 
jiibdhuunkaala biiteeym dhaldhala suuga dhamacdiisa
shilke dhaashan dhashiikiyo baroon dhuxulo naareeda
seben dhinaca jebsheyaal dhibadan dhiisha qara xeeda
toonbirkoodhow shaam shuutarkii dhigayey kuutaabto
seeyrar dhuxula aakeyaal dhib badan fal isdaba dhaafa
dhaxalnaye dhankii looridaba soowku dhimo maahan
 
balmaxaad dhibane faaraxoow dhabarjabkaadoontay
dhumuq nimanleheeyn maasagaa socodkudhaashooda
dhoolbirmale nimaandhool leheeyn dhagagacdiis daaye
dhoodka dheer ninkii aan dhuliyo sharafba dhoowreeyne
dhito ubad nimaan xoolo dhaqan uma dhamaayaane
dhaadisaar haween uma dhaqnaan niman dhaqaaleeyne
dhaameel ninloodhixiyeybaan weli dhiblooheeyne
maanagaa dhibaa noocadcade dhaqanba dooneeyna

waxa dhacay wixiidhaliyeywaa dhaqan abtaagnaaye
abtirsiimo ubadloodhigoo kaladhaqaajeeyda 
dhibkadhaca qabiil inowdhexgalo diinalaga dhoowro
dhiig aruuri meeydbaadhecee lacagta soodhooba
dhurooboow dhexdiis joog tolkaa dhinac adoon aadin 
ayaa dhaxal naloosiiyey ee dhaqanxunsoow maahan 

maandhoow halkaan kaaga dhaco dhalasho soomeeri
ilmo iladhashoo aabedhalay ubadki dheeh meeyey 
sadaqada maskiin dhuun qalalan ficil inloodhiibo 
ayaa dhaxal naloosiiyey ee dhaqanxun soow maahan

quraandhigo culuuntana ka dhereg xeerna dhaqanweeye
haweenkana dhuroobaatahaye dhaqo midaan keeno
wardhaqaaq qabiilkaa udhimo hana isdhaameelin 
ayaa dhaxal naloosiiyey ee dhaqanxun soow maahan 

xaajadu hadeey dhaamad tahay laga dhamaan waayo
ama gacal ka dhiidhinahayiyo dhaqebaloowaayo
dhul laawihi madoobaa ayaan dhaxalnay soowmaahan
 
aduunyada ilmaha lagu dhaloo ceeyrta lala dhoowro
dhaqaalaha waxloosiinayaa maalinbuu dhicine
dhoohane madoowbaatahaye dhamacgal soowmaahan
 
dhagarqabe israaiil intaan naasikaladhiibin 
isaguba dhiliyo waalahaa dhamacyo baaruude
dhufeeys dhagax hadeey ugujiran dhicisyo soowmaahan 

dhabahaan kujoognaalamida dhoowryo tobankaane
isma dhaanto dhiigeedajecel iney duldhoobnaato 
misna kala dhaqaaqdeey mutidi daba dhakooshaahe
dhaaf hadaan isoran laa wadani dhaartay baan ahaye
soow inaan dhibaatada kajiro dhaxalgalkeey maahan

soomaalaay isdhugo dhiigbaxdoo dheeygagbaatahaye
dadladhoowray ooeebeheey sharaf usoo dhiibey 
dhalinyaro dhalaan iyo duqeey diintalagu dhaafay 
hadeey dhinac maraan eebesoow dhaarti qaban meeyso 

dhuumatada ragii doonayoo dhaqanka gaal heeystey 
dhaqmarkii layiri eeybulshada dhib usiyaad sheene
dhanjir beey yiraahdaan ninkii dhigaya toow xiide
dhuuxiina jahanabo dhantaa meel idiin dhigan dhe
warna dhaafa dhaha diintuwaa idindhibseeydaahe

islaam dhoowrsan musxafkiiladhigay kama dhaqaaqaane
dhinbil naara dhuun kamadegtee dhibe calool duubo
madhanaane umad dhoowrsanbaan welidhex joogaahe 
ilaahoow adaan kuubandhigay cadawga noodhuunta
misna naga dhexbixi waakuwii dhibay adooontaae

Ahmed Abshir Dhoore (Ahmed Daljir) Sweden.


User Comments

abwaan aad ayaan kuugu hambalyeeynaa in aad umadaada xaqa dowladnima utilmanto
Posted by Jaamac on 10/1/2009 3:08:40 PM
Iam somali girl who live in the U S A
Posted by fadumo on 12/14/2009 9:39:51 AM
axmad abshir dhoore axmad daljir hubka dhigis hubka dhiga aduunyadadhanwaa naga horeeysaaheheeybadiyo wanaagii hadeer waalahelayaaheninwalboow hormoodnoqo siyaan heeruwada gaarnohagarli i wax uguqabo sidii kula haboonaataadigoon halaageeyn bulshada harana sooqaadan heeybad waxad uleedahay dhulkeey hooyo leedahayehaatufkiyo shisheeyaha adoon hadalka sooqaadinhubso oowexeeydoonayaan kalahabaawgeenaheshiis kulama ahan eeadeey kuholcinaayaanewaxa eey haraanka ugabixi hibitiqeeniiyehoosaasin beeneeywadaan hagaryo duulaanecarabkaba hadaan iligka harin horayma joogeenekuwii hiilka noodoonan jirey nama haweeysteenesiyaasiga hurdaayoow belaa hanaqa kuutaaleninkii hooyga kiisaalayiri qoray usoo haabaohooyadiis markuudilo ayuu garan habaarkeedemaharaan baxaayee beluu hoos ugelayaahehakaharin hadaan doowladbaa lagu hanweeynyahayesoomaaliyoo hanaan doolad nimo uhanqaltaageeydaooeey habaryo wiilkeeydhashiyo oday uhaadaayoninka nabada nala hagayey waa ina habreedkeenehagarlii waxqabashada markuu bilo nasii haayeyhooda gacanta hiilada dadnimo hadalwanaagiisahorusocodka hoowshiyo calanka soo haadey hoona dhehe haween iyo ragii nabad uheesaayeymahilmaamo weligiis ninkeey hooyo korisaahealahayoow adaa hodanahoo nabada noohaayaaloow hoos uliicnaye markaan horay inoo taajialoow kaan hanaankiyo jecleeyn heeybadiyo diintakadhex haati muuhanan karee hoowsha dhaqan keenahogaan diinta heeystoo aloow hagarta diidaayahalyeey nabada jeceloon aloow hiilo garaneeyninhooyoiyo caruur wada hudoon odayo haasaaweheshiis waara hoodiyo kal gacal horumar taariiqle
Posted by abwan axmad abshir dhoore axmad daljir on 9/6/2009 8:38:09 AM
Post Your Comments
All comments are from visitors, not from Somalikudhan.com

Name: (Required)

Email: (Required)

Comments: (Required)

Warar Kale
Maqaallada
Arimaha Diinta
Ganacsiga
Cayaaraha
Caafimaadka
Copyright (c) 2009 - Somalikudhan.com