|
Wasaaradda arimaha Dibadda ayaa lagu wargaliyay dadka, visaha dalku galka Sacuudiya carabiya la soo siinaayo looga baahan yahay sharuudaha in ay buuxiyaan kuwaasoo ay ka mid yihiin
Shahaadada Cafimaadka gaar ahan talaalka kan hargabka doofaarka oo waqtigan jira waa in haystaan
waxaa la’ ogoleyn in ay dhoofaan sida dadka hoos ku qoran.
1) Caruurta
2) Dadka waa yeelka d’da ah
3) Haweenka uurka leh)
4) Dadka cudarada asiibay ku raagay
Wasaaradda arimaha Gudaha ee Sacuudiga waxay waxay ku war gelineysaa dadkaas kor lagu soo sheegay in sanadkan xajka loo ogolaan doonin sababo la xiriiro xaaladaha jira.
Wararka Somalikudhan
info@somalikudhan.com
|